Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Murusade oo ka arinsaday Dhismaha Galmudugta Cusub (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Siyaasiyiin iyo waxgarad katirsan beesha Murusade, kulanka ayaana looga arinsanayay xaalada siyaasadeed ee ka taagan maamulka Galmudug iyo kaalinta beesha ku leedahay. Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Xildhibaano katirsan Galmudug, Siyaasiyiin iyo waxgarad. Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka … Continue reading Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Murusade oo ka arinsaday Dhismaha Galmudugta Cusub (Daawo Sawirada)